Cashirka 2aad ee Koorsada 10aad
Cashirka maanta waxaan ku baraneynaa:
Ficilka heißen (ku magacaabid)
Ficilka haben (lahaansho)
Ficillada wohnen & kommen + aus.
Soo
dhawaada dhammaantiin.
AK
by Ahmed Kadiye
Ficilka heißen
Ich heiße
Waxaa
la igu
macaabaa
Du heißt
Waxaa lagugu magacaabaa
Er/Sie/Es heißt
Waxaa asiga
ama
ayada lagu magacaabaa
Wir heißen
Waxaa nagula magacaabaa
Ihr heißt
Waxaa
la
idin
ku
magacaabaa
Sie heißen
Waxaa ayaga lagu magacaabaa
Ficilka heißen - Su'aalo
Wie heißt du?
Magacaa adiga?
Ich heiße Ahmed.
Waxaa
la igu
magacaabaa Ahmed
Wie heißt er?
Magaciis asiga?
Er heißt Shariif.
Waxaa lagu magacaabaa Shariif.
Ficilka heißen - Tusaalooyin
1. Ich heiße Ahmed.
2. Du heißt Aisha.
3. Er heißt Mohamed.
4. Sie heißt Iqra.
5. Wir heißen Hafsa und Nur.
6. Ihr heißt Shamso und Khalid.
Ficilka heißen - Tusaalooyin kale
Ich heiße
Jamal
Sie heißen
Layla und Faisal
Wie heißt du?
Ich heiße Amal
Wie heißt er?
Er heißt Yusuf
Wie heißt sie?
Sie heißt Fatima
Ficilka heißen - Tusaalooyin kale
1
12. Wie heißen sie?
Sie heißen Omar und Farah.
2
13. Wie heißen wir?
Wir heißen Abdi und Halima.
3
14. Wie heißt ihr?
Wir heißen Sahra und Nimo.
4
15. Wie heißt du?
Ich heiße Nasir.
Ficilka haben (lahaansho)
Ich habe
Aniga waxaan heystaa
Du hast
Adiga waxaad heysataa
Er/Sie/Es hat
Asiga wuxuu heystaa
ama
ayada waxay heysataa
Wir haben
Anaga waxaan heysanaa
Ihr habt
Adinka waxaad heysatiin
sie haben
Ayagu waxay heystaan
Ficilka haben - Tusaaleyaal
Ich habe ein Auto
Waxaan heystaa Baabuur.
Er hat ein Buch
Wuxuu heystaa Buug.
Sie hat Kinder
Waxay heysataa caruur.
Ficilka wohnen (deganaasho)
ich wohne
Anig waaxaan deganahay
du wohnst
Adiga waxaad degan tahay
er/sie/es wohnt
Asiga wuxuu degan yahay
ama
ayada
ay
degan tahay
wir wohnen
Anaga waxaan deganahay
ihr wohnt
Adinka waxaad degan tihiin
sie wohnen
Ayaga waxay degan yihiin
oo dad
badan
oo
maqan
ah
Ficilka wohnen - Tusaale
Wo wohnt Ahmed?
(Halkee ayuu degan yahay Ahmed?)
Ahmed wohnt in Kassel.
(Ahmed wuxuu degan yahay Kassel.)
Ficilka wohnen - Tusaalooyin
1. Ich wohne in Berlin.
2. Du wohnst in Hamburg.
3. Er wohnt in München.
4. Sie wohnt in Köln.
5. Wir wohnen in Frankfurt.
6. Ihr wohnt in Stuttgart.
Ficilka wohnen - Tusaalooyin kale
1
7. Sie wohnen in Düsseldorf.
2
8. Ich wohne in Leipzig.
3
9. Du wohnst in Dortmund.
4
10. Er wohnt in Essen.
5
11. Sie wohnt in Bremen.
Ficilka wohnen - Tusaalooyin kale
1
12. Wir wohnen in Dresden.
2
13. Ihr wohnt in Hannover.
3
14. Sie wohnen in Nürnberg.
4
15. Ich wohne in Bonn.
Ficilka kommen oo la raacsiiyay erayga aus
(ka imaansho)
ich komme aus
(Aniga waxaan
ka
imid)
du kommst aus
(Adiga waxaad
ka
timid)
er/sie/es kommt aus
(Asiga wuxuu
ka
yimid
ama
ayada waxay
ka
timid)
wir kommen aus
(Anaga waxaan
ka
nimid)
ihr kommt aus
(Adinka waxaad
ka
timaadeen)
sie kommen aus
(Ayaga waxay
ka yimaadeen)
Ficilka kommen aus - Tusaale iyo Tusaalooyin
Tusaale:
Woher kommst du?
(Halkee ayaad
ka
timid?)
Ich komme aus Somalia.
(Waxaan
ka
imid Soomaaliya)
Tusaalooyin kale ficilka kommen (aus)
Tusaalooyinka soo socda ayaa muujinaya sida loo isticmaalo "
kommen aus
":
ich/du
Ich komme aus Kanada
(
Waxaan ka imid Kanada
)
Du kommst aus Peru
(
Waxaad ka timid Peru
)
Ich komme aus Brasilien
(
Waxaan ka imid Brazil
)
Du kommst aus Frankreich
(
Waxaad ka timid Faransiiska
)
Ich komme aus Schweden
(
Waxaan ka imid Iswiidhan
)
er/sie
Er kommt aus China
(
Wuxuu ka yimid Shiinaha
)
Sie kommt aus Ägypten
(
Waxay ka timid Masar
)
Er kommt aus Italien
(
Wuxuu ka yimid Talyaaniga
)
Sie kommt aus Spanien
(
Waxay ka timid Spain
)
wir/ihr/sie
Wir kommen aus Indien
(
Waxaan ka nimid Hindiya
)
Ihr kommt aus Japan
(
Waxaad ka timaadeen Japan
)
Sie kommen aus Mexiko
(
Waxay ka yimaadeen Meksiko
)
Wir kommen aus Griechenland
(
Waxaan ka nimid Giriiga
)
Ihr kommt aus Norwegen
(
Waxaad ka timaadeen Norway
)
Sie kommen aus Finnland
(
Waxay ka yimaadeen Finland
)
Made with Gamma